Labo Sargaal oo katirsanaa Kooxda Daacish oo Xukun adag lagu riday

Maxkamada Ciidamada qalabka sida dowlada Soomaaliya ayaa saakay oo khamiis ah xukun adag oo xabsi ah waxa ay ku riday labo sargaal oo katirsanaa kooxda Daacish gaar ahaan faraceeda Soomaaliya. Mahad Maxa’ud Cabdi Abuu-Yaasiin  oo ah eedeysanaha  1-aad ayaa loo heystaa in uu  ku mashquulsanaa aas-aasidda  koox daacish ah kuwaasi oo ka howl-geli lahaa Koonfurta … Continue reading Labo Sargaal oo katirsanaa Kooxda Daacish oo Xukun adag lagu riday